Responsive Advertisement

4 Shey oo wajiga iyo Maqaarka u fiican

 4 Shey oo hadii aad kudadaasho uu wajigaaga iyo maqaarkaaga ay marwalbo caafimaad dareemayaano maqaar kaga iyo wajigag ay  dhalaali doonaano mar walba

  1. Waxa ay tahay qofku in kuu seexdo hurdo fiican xaga cafiid ahaan marka laga hadlayo ay tahy qofku in uu helaa  ugu yaraan 8 saacadood lakin qofka ay hurdadiisu hayartahy  8 saacadood waa in uu ku dadaalaa qofka in ta uu sexan karo sababtoo ah hurdo fiican waxa ay keentaa jirka oo kuu qurux badnaado iyo wajiga oo kuu dhalaalo iyo cafimaadka jirkaga aad kuugu ficntahy hurdadu waa caafimaad.

  2. Waxa ay tahy in aad cuntadaada aad cunayso ay ahaataa cuno isku dheeli tiran  cubto dhamaystiran yeeynan ahaanin cuno saliida, cusbada,iyo sonkorta ku badneeyn laakin ay ahaataa cuno fiican oo caafimad leh hadii ay noqoto quraacdii, qadadii,iyo cashadii, waa inaad ku dadaashaa mar walba cuno fiican caafimaad leh in aad cuntaa taasina muhiim weyee aad bay kaaga caawineysaa jirkaagu uu qurux kuu noqdo uu na jir caafimaad leh kuu noqdo.

  3. Tankle waxa ay tahy in aad Biyo badn cabtaa aad iyo aad bay muhiim u tahy in aad biyo badn cabtid marka aan leeyahy biyo badn cab kama hadlayo cabitaan ka aashitada leh ama juce ka ee waa inaad biyaha cad is bartid qofka marka uu  subixi aroorti uu waagu baryo marka soo kacdo waa inaa koob biyo ah cabtaa waa muhiim biyahaas oo kaa caawinaya xalay oo dham baad jiiftay calooshadi cunadii bay shiiday waxa loo bahan yahy in aad calooshaadi kala furfurtid uu koob biyaa cabtid gaas kuna wuu kaa dagayaa wixii kor kuugu soo kacy habeenkiyo dham aad huruday wixi oo dham way kaa kala dagayaan. Teeda kle waa inaad iska ilaalisaa subixii hore in aad cabtaa biyo qabow ah oo baraf leh ha ahaadano biyo yaroo diiran maha biyo aad u kulul kuwa caadi eh ha ahaadano.

  4. Mida  xigtana waxa ay tahy in aad ku dadaashaa jirkaaga crem yada aad marineeso cremo fiican oo dabiici eh yacni crem kasta hanoqoto qofku isgaa og waxa uu maalintii marsanayo subixi marka aad soo kacdid aad cremo fiican saliido fiican aad marsatid oo jirka loogu tala galey

    hadaad banaanka aadeesid oo kle  waa inaad crem yada qoraxda loogu talagaley aad marsatid hadii ay tahy xiliyada qabow ama xiliyada kulul aad marstid xili walba wax yaabaha loogu tala galay mar walbo waa inaa marsatid wax difaaca loogu taalgaly marka aad bananka aadeeso iyo marka aad guriga joogtid marka aad seexaneesid cremada jirka loogu tala galey marka aad jirkaaga dhaqdid

    wajiga cremki logu talagaly inaad is ticmaashaa 
    hadii aad inaas ka adkaatid Insha allah wajigaagu waxa uu kuu noqonayaa waji caafimaad leh jirkaaga iyo maqaarkagana waxa ay kuu noqonayaan kuwa quruxbadn oo caafimaadleh.


Post a Comment

0 Comments