Qaababka ama noocyada ay wajiyadu kala yihiina qaabka ama nuuca uu wajigaagu yahy in aad ogaato amaba aad taqaano waxa ay kaa caawineesaa amba ay tahy waxa ugu horeeyo ee qofka loobaahan yahay in uu ogaado.
Taas waxa ay kuu suurto galineesaa.
Wax yaabaha la,isku qurxiyo in aad si fudud u ogaato wax yaabaha maqaarkaagu naasibi karo ama isla markaas aad ku toosin kar tid ma qaar kaaga.
Hadaba meeqa ayuu ukala baxaa wajig noocyadiisa kama hadleeno wajigu ma cadyahy ma madowyaha ma dhuuban yahay kama hadleeno laakin waxa aan ka hadleenaa waa maqaarka wajigaagu nuuca uu yahay.
Maqaarka nuucyadiisa waxa ugu horeeyo .
- Wajiga Saliida leh
- wajiga Qalalan
- wajiga isku jiro Qaleel iyo Saliid
- wajiga dabiiciga eh
- waji xasaasi eh
Shantaas nooc sidee ku garan kartaa nooca uu yahay wajigaaga?
- Dadka wajigodu yahay saliida waxa ay ku garan karaan marka hore waxaa loo bahan yahy
Habeenkii marka aad sexanesid in aadan isticmaalin wax crem eh 24 saacdod in aadan isticmali crem ama wax wajiga loogu talagalay.marka ay soo dhamaato malintaas iyo habeenkas sido kale aadan is ticmaali subixii waaga markuu baryo oo aad soo kacdo. wajigaaga muraayad kufiiri/ku eeg sida uu u ekaado /umuuqdo fiiri/eeg sida uu yahy.Dadka wajigodu uu leyahy Saliida aad buu u,iftiimayaa.
2. Halka Dadka wajigodu qalalnyahy uuna iftiimayn.
Waxa kale oo ay kulaka duwanyihin Dadka wajigoodu Saliida uu leeyahy waxa ay lee yihii warwareegyo dulduleeyo.
Dul-Duleeda wajiga waa ay furan yihiin oo aad baa loo arkaa
Sidaso kle Dadka wajigodu uu qalanyahy aana laga arkin Dul-duleeladas
3. Dadka wajiga Saliida ku leh ay leeyihina Fiman wajiga fimanka leh.
Halka dadka kle ee wajiga qalalan ayaga ay ku badan yihiina qaleelka saa,id eh in uu yahy sida borobor. Dadkaasina waa waye dil dilaaca wajiga in uu kubadan yahy.
4. Dadka isugu jiro saliida iyo qaleelka dadkaas sidee lagu gartaa?
waxajiro in ay lee yihiina T-zone sida wajigaga foolka ilaa sanka ilaa iyo garka uu leyahy saliid halka qeebaha kle ee wajiga ay nan ku arag wax siliid eh.
Qodabka kle ee muhiimka ah waxaa waye in wajigaaga nooca in aad ogaatid hadii rabtid waa in aad taabatid wax aad riixesaa san kaaga waxa yar ee ka imaada taabo haduu salid noqdo waxaa tahy wajiga saliida leh.waxa aad sameen karta oo kle in aad muuqaalkaga in aad toosh fiican aad ku shido Dadka wajiga saliida kuleh wax yaabo ayaa kasoo baxayo.
5.Dadka wajigoodu uu iska caadiga yahy Qaleel badana maaha Saliid saa,idna ma ahan.
Dadka wajigoodu uu yahy Sensitive Xasaasiga leh waa sida wajigoodu in uu qabo xaasiyad badanaa waxa ay u eg yihiin wajigoodu in uu gaduudan yahy.
Badanaa daka noocasa wajigoodu wuu gaduudan yahy sida xasaasiyad in ay ku kacsanthy oo kle daawooyinka qaar ama crem yada qaar ma isticmali karaano maqaar koodu waa daciif wax walbo oo lagu taabto si dhaqsi ah ayuu kaga soo muuqanaa.
TALO:
Sida ugu fiican ee aad ku hagaajin karto wajigaaga quruxdiisa iyo caafimaad kiisa ayaa eh
in aad garan karto nooca maqaarkaaga aadna isticmaasho daawoyinka iyo crem yada naasibaayo maqaarkaag.
Fadlan hadii aad tahy nooca wajiga saliida leh waa in aad isticmaashaa daawoyinka iyo crem yada sido kle wax yabaha wajiga lagu dhaqdo ee yareeya saliida.
Hadii adan ka ilaalin saliida waxaa kugu dhacaayo
Fiman badn wajigu in uu kaa qayirmo.
Silamida haduu yahy maqaarkaaga midka qalalan waa in aad u istmaasha wax yaabaha dufanka leh sida vitamin yada iyo saliida aadna ka dheeraato wax yabaha qalalan mar walbaa waa in uu maqaarkaaga uu helaa qoyaan hadii aadn isticmali maqaarkaaga waxa uu noqonaa mid duq eh cimri degdeg, dil-dilaac,laalab,
Dadka leh wajiga Xasaasiga eh waa in ay iska ilaa liyaano wax yaabaha xasaasiyada u keenayo waa in uu isticmaala crem yada u fican
Dadka wajiga iska caadiga eh ayaga wax ba madhibayo waxa ay doonano ayey isticmaali karaan.
0 Comments